TVga Aljazeera oo bahiyay Banaanbixii Farmaajo ee Muqdisho(Daawo)

TVga caalamigaa ee Aljazeera oo baahiyay soo dhaweyntiiĀ  R/wasarihii hore ee Soomaalia Max’ed C/laahi Farmaajo, iyo qaabkii loogu soo dhaweeyay Muqdisho iyo kumanaan dad ah oo ka soo qayb galay soo dhjaweynta.

Wariyaha ayaa muuqalo kumanan dad ah ka so qaday isag aoo ka waramaya qaabka wax u soconayeen xiligaasi, waxaana laga dheehan karaa arintaan isbadalka dalka iyo sida dadku ugu bisil yihiin in ay doortaan qofka ay rabaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.