Ogeysiis kasoo qayb gal 40 guurada qorida Af-ka Soomaaliga “UK”
UK-(Rajonews) Aqriste waan ku salaamay, waxaa jirta munaasabad ballaaran oo ku saabsan xuska 40-guurada qoraalkii Af- Soomaaliga.
Kaas oo magaalada London lagu qabanayo, 27ka Oktoobar, waxaana faahfaahintu ku qoran tahay qoraalka halkan ku lifaaqan.
Munaasabaddaas qiimaha leh darteed, waxaan kaa codsanaynaaa in aad naga aqbashid casuumada in aad nagala soo qaybgashid Barnaamijka.
hghjghb
Warqad Invitation Electronic ah ayaan halkan idinku soo lifaaqay.
Video-gan waa wareysigii uu bixiyey Dr Martin Orwin, SOAS. ee aad horay u aragtyay, balse 4 qaybood oo kalle ayaa soo duubay
Wuxuu kaga hadlayaa taariikhda qoraalka af Soomaaliga.
http://www.youtube.com/watch?
Abdullahi Botan
London/uk



