Aqoonyahan iyo siyaasiyiin somaliland ah oo ka hadlay Wasiirnimada Fowsiya(Daawo)

UK-(Rajonews) Barnaamijka dareenka shacabka iyo falanqaynta ololaha golaha deegaanka Somaliland oo todobada Xisbi ama urur siyaasadeed ee somalilandku tartamayaan—Q2aad oo muuqaal ah… Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa hctv ayaa falanqayn ku sameeyey ololaha golaha deegaanka ee Somaliland oo ay ku tartamayaan 7-da xisbi ama urur siyaasadeed ee Somaliland ,waxaana lagu falanqeeyey arimo badan oo ku saabsan ololahaas,Waa qaybtii labaad ee barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee daawasho wanaagsan inkastoo qaybtii koowaadna aan idiin soo bandhigi doono.barnaamijka kala soo xiriiri em-(dareenkashacabka@hctv.tv)

http://youtu.be/B1bZqY9WCGo

by-c/fitaax dhaadeey

Em-dhaadeey@hotmail.co.uk London/uk

Rajonews3@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.