Aroos aan Horay loo arag oo Minneopolis ka dhacay(Daawo oo Dhuux)

USA (Rajonews) Magaalada Minneopolis waxaa dhawaan lagu qabtay aroos aan horay noociisa oo kale looga baran Soomaalida, kaas oo ay ka dhex muuqanayeen intabada fanaaniinta caanka ee ku nool USA kuwaas oo  dabaaldagayay Arooska ama uurka Walaashooda qaligaa Farxiyo abayare iyo saygeeda Farax oo si weyn Xaflad Muuqaal wacan loogu soo bandhigay.

Farxiya uma muuqan qof ka casanayay dadkii goobta ku sugnaa waxayna qayb ka ahayd ama u dabaaldagaysay Guurkeeda, waloow aan wali muuqaal ahaan loo soo bandhigin Saygeeda hadana Farxiyo kabayare waa ay dabaaldagasay.

Fanaaniinta ayaa u qaaday Heeso aad u macaan iyaga oo ugu hanbalayeeyay farxiya guurkeeda kulana dar daarmay Dulqaad, Xishood, iyo Samir, in a Aqalkeeda ku maamusho si ay u gaarto guusha Jecelkeeda.

Nala daawo Heesa loo qaaday xaflada Arooska.

Rajonews3@gmal.com

One comment on “Aroos aan Horay loo arag oo Minneopolis ka dhacay(Daawo oo Dhuux)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.