Garoonka Kubada cagta ee Stadium Muqdisho oo Dayactir xoogan uu kasocdo+(Sawirro)

Muqdisho-(Rajonews) waxaa Dayac tir iyo Qurxin lagu wadaa garoonka Kubada Cagta ee Staadium Muqdisho,iyadoona Dayactirkan ay Gacan ka geeysaneysayan ururka Kubada Cagta ee FIFA iyo Dowlado saaxiib la ah Dowlada Soomaaliya.

waxaa Garoonka hadda lagu bilaabay Dhigista Cows-ka Artificial-ka ah ee Garoomada caalamka ee Kubada Cagta lagu goglo,iyadoona ay tahay markii ugu horeeysay ee Garoonka istaadium Muqdisho ladhigo Caws-kan.
halkan ka Daawo Sawirro muujinaya Dayactirka ku socda Garoonka.

 

S-R-Muqdisho

rajonews3@gmail.com

One comment on “Garoonka Kubada cagta ee Stadium Muqdisho oo Dayactir xoogan uu kasocdo+(Sawirro)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.