Hees Waddani ah iyo Abwaanad Hibaaq+(Daawo)

London-(Rajonews) Fannaanada ahna Abwaanada Hibaaq Mohamed ayaa waxay dhowaan soosaartay Hees Waddani ah oo ay ugu talo gashay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya.

Abwaanad Hibaaq ayaa Heeso badan oo Waddani ah horay usooqaaday sida heestii Yaan-dooranaa? , heeso ay u qaaday Madaxda Sarre ee Dowlada Soomaaliya iyo Heesta Maanta oo ay iyana ugu talo gashay Golaha Wasiirrada Soomaaliyeed.

halkan hoose ka Daawo.

rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.