Baarlamaanka oo maanta ansixinaya Xeerhoosaadka Baarlamaanka

Muqdisho(rajonews)Waxaa Maanta Aqalka Baarlamaanka ka dhacay kulan ay Mudanayaasha Baarlamaanka aku ansixinayaan Xeer Hoosaadka Baarlamaanka Dalka.

Mid ka mid ah Xildhibaanada ayaa warbaahinta u sheegay in Maanta kulanka Baarlamaanka ay ku ansixinayaan Xeer Hoosaadyada uu yeelanayo Baarlamaanka, isagoo sheegay in kulamadii hore ay kaga doodayeen Xeer Hoosaadka.

Xildhibaanada Soomaaliya ayaa kulanka hada uu uga socdaa xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ku ansixinayaan xeerhoosaadka Baarlamaanjka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku sugan madasha ay ku shirayaan Baarlamaanka Soomaaliya.

 Rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.