Ogaysiis: Waxaa hawada Soo gashay jariirad la magac baxday,

Taleex:(Rajonews):Ogaysiis: Waxaa hawada Soo gashay jariirad la magac baxday Hoyaalay.com

 

Jariiradda Onlinka ee hoyaalay oo dhawaan hawada Soo gashay waxay xoogga saaraysaa dhinaca daraasaadka Iyo suugaanta Soomaalida.

 

Wixii qoran baa quruuma hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay.

Dhinacyada daraasadaha ay soosaarto jariiradda Onlinka ee Hoyaalay.com waxaa ka mid ah:

  • Odoroska dhaqaalaha Iyo arrimaha bulshada
  • Odoroska siyaasadda Iyo istaraatiijiyadda
  • Odoroska suugaanta yoolka Leh
  • Odoroska kasmooyinka Iyo waxbarashada

Halkan ka daaloco hadafyada hoyaalay http://www.youtube.com/watch?v=_56nh8WPwDA&t=27s

http://hoyaalay.com/about-us /

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.