Waxgaradka Jubbooyinka oo isku Raacay in IGAD Shirqool ka wado Kismaayo +Dhagayso

Muqdisho-(Rajonews) Magaalada Muqdisho kulan ay ku yeeshay xildhibaano, odayaal, waxgarad iyo siyaasiyeen ka soo jeeda gobolada Jubooyibka ee koonfurata Soomaaliya  ayaa waxaan ay ka hadleen maamul u sameenta Jubooyinka iyaga oo si xoogan u dhaliilay urur goboleedka IGADA oo ay sheegeen in ujeedo siyaasadeed uu ka leeyahay goboladaasi.

Dadka soo abaabulay shiran ayaa xusay in gobolada qaar aysa ahayn kuw xor ah oo ay gacanta ugu jiraan ururka Al-shabaab iyo in loobahayahay in dada deegaamadaasi oo xor ah ay u soo istaagaan in a dhistaan maamul taabogala.

Waxa ay baaq u diree madaxweynaha Soomaaliya iyagoo ka dalbaday in madaxweynaha uu ka hortago ujeedka siyaasadeed ee ururgoboledka IGAD.

Shirkan waxa uu qayb ka yahay shirar is daba joog ah oo dunida dacaladeeda ka dhacaya kaas oo lagu diidanyahay Farogalinta IGAD iyo Kenya oo si aan sharci ahayn arimo syaasaded ugu baahay Jubbooyinka iyaga oo adeegsanaya Qabaailada daga goboladaasi qaarkood.

Waxaa ugu horeey ka hadlay halkaasi nabaddoon Maxamed Cali

Dhageyso Codadka kal duwan

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Rajonews3@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.