Muuqaal Sira oo Muujinaya wax isdaba Marrin kadhacday Doorashooyinkii Somaliland+(Daawo)

Burco-(Rajonews) waxaa dhowaan soo dhamaaday Doorashooyin Golaha Deegaan ee Somaliland,iyadoona doorashadu kadhacday dhamaanba Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland.

 

Haddaba waxaa Maalmahan Cabasho Xoogan kazoo baxaysay qaar kamida Xisbiyada Siyaasada ee Kulaalamayay Doorashooyinkan,iyadoona Doorashada ay ku Tartamayeen in kabadan 6 Xisbi Siyaasadeed.

Xisbiyada sida gaar ah Cabashooyinka uga Muujiyay Qaabka Doorashadu u dhacday waxaa kamida Xisbiga Xaqsoor oo isagu hadda u muqdaada Xisbiga ugu Codka yar dhamaanba Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland ee Doorashadu kadhacday.

 

Haddaba si aad u ogaato waxa kajira Cabashooyinka kazoo yeeraya Xisbiyada Siyaasada qaarkood halkaan hoose ka Daawo Muuqaal Musuqmaasuqa iyo wax isdaba marinta meesha kadhacday.

 

 

 

rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.