waa Maxay Farqiga u dhaxeeya Dadka Dhaadheer iyo kuwa Gaaban+(Daawo)

Hargaysa-(Rajonews)  iyadoo aysan layaab laheeyn Abuurta Eebe ee ku salaysan kala Duwanaanshiyaha, Midabka, Afka, Dhirirka iyo Gaab-nidaba oo ay yihiin wax yaabaha tusinaya  Awooda Eebe tusinaya ayaa haddana waxaa dhacda in ay Bini,aadamku isku takooro Xiliyada qaar.

iyadoona ay dhacdo in ay Dadka aadka u Gaa-gaaban ay Dadka dhaadheer kala kulman wax yaabo aysan Jeclaysan oo  ay u arkaan in iyaga lagu Takoorayo ama wax loogasheegayo meel waliba oo ay Caalamka kaga nool yihiinba.

 

haddaba waxaan Maanta halkan idinkugu soo bandhigeeynaa Dadka Gaa-gaaban ee Soomaalida ah miyeey Dhibaato kala kulmaan Soomaalida kale? miyeeyse isu arkaan kuwo iyagu Dadka Dhaadheer ka liita ama wax tar yar?

 

Halkan hoose ka Daawo Barnaamij ku saabsan Arintaa.

 

rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.