Dalka New zealand oo Ey-da loo ogolaaday in ay Darawalo noqon karaan!!+(Daawo)
Wellington-(Rajonews) Dalka new zealand ayaa waxaa lagu soo bandhigay Ey Darawal ah oo Gawaaridana kaxaynaya,iyadoona Ey-gaani uu tababar dheer kadib ku guuleeystay in uu Dawo Gaariga.
Qeeybta hoose ka Daawo Ey-ga oo Wada Gaariga.
rajonews3@gmail.com



