Ogaysiis: Soomaalida Columbus Ohio waxaa lagu wargalinayaa …

USA-(Rajonews) Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis, waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadweynaha ku nool magaalada Columbus Ohio iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qayb galaan “Show” la magac baxay (Qisaduu qaxu keenay iyo Qurbihii lagu yaacay) waxaa showgan idin soo gudbin doona fanaaniin iyo dhalinyaro aad loogu carbiyay barnaamijka ay wataan, iyaga oo adeegsanaya hal ku dhig ay ugu yeereen. ” Hadaad qosli weydo lacagtaadu waa celis” Waaaaaaaaaaaw.

Hadaba su’aashu waa Goorma Meelma iyo meeqa, waxaa aad xogtaasi oo dhan ka heli kartaa Flayerka ama sawirka Hoose adiga oo hadii wax su’aala aad qabto la soo xariiri kara telka ku qoran flayerka.

hadaba balanteenu waa ha moogan Qosol, Maad, majaajilo, iyo Murti dhamaystiran.

 

Rajonews3@gmail.com

 

One comment on “Ogaysiis: Soomaalida Columbus Ohio waxaa lagu wargalinayaa …

  1. Flyerka phone # ku qoran waxaa ka maqan 1 halkee 614 laga rabay ayaa lagu qoray 64 waxanse filayaa in lawada fahmayo. Good job dhalinyarada columbus

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.