Madaxweynaha Somalia “Baarlamaanka ayaa Sameeynaya Shuruuda laga Doonayo Maamul Goboleed-yada”+(Daawo)
Muqdisho-(Rajonews) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in shuruudaha sameynta maamul goboleedyada uu dejin doono Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynuhu mar uu Wareeysi Siinayay TV-ga Dowlada Soomaaliya ayuu Sheegay in laga fogaado in Khilaaf horleh ay abuurikaraan Maamul Goboleed-yada faraha badan ee Dalka kusii badanaya.
waa Markii ugu horeeysay ee Madaxweynuhu uu Go,aan Cad kasoo saaro Sameeynta Maamul Goboleed-yada ladoonayo in Dalka laga Hirgeliyo iyadoona ay aad usoo badanayeen Maamul Goboleed-yo faro badan uu kudhisan Qaab Qabiil iyo Jabhadeeyn ah.
Halkan ka Daawo Wareeysiga Madaxweynaha ee Dhameeystiran.
rajonews3@gmail.com
