Maxaa kala haysta Tarsan iyo idaacada Shabelle +Dhagayso

Muqdisho-(Rajonews) Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo dhoweeyey guusha ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka gaareen dagaalada ay kula wareegeen degmada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhaxe

Kulana balaaran oo uu soo qabanqaabiyey maamulka gobolka ee dowladda ayaa waxaa uu ka dhcay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir

Waxaa kulankaas ka qeybgalay gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay sida ay dowladda Somalia ay muhiimka ugu tahay la wareegista degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay oo ka wada tirsan gobolka Sh/dhaxe Maxamuud Axmed Nuur Tarasan  ayaa dhanka kale weerar in badan soo noq noqday ku noqotay oo uu ku qaaday idaacada shabelle.

Tarsan waxa uu idaacada Shabelle ku tilmaamay in ay hurinayso dhibaato nabada ka dhan ah iyo in ay buun buuninayaan colaad markale dalka ka dhaca, gar ahaan colaad ay ka hurinayaan dhanka wadamada samafalada.

Dhagayso hadalka oo dhamaystiran.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Rajonews3@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.