Prof: Dalxa oo ka waramay Safar murugo leh oo ay ku tageen Gaza + Dhagayso

Muqdisho-(Rajonews) Xildhibaanada golaha baarlamaanka Soomaaliya waxaa ay maanta kulan ku qaateen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, waxaan ay ka hadleen qodobo dhowr ah iyadoo warbixino looga dhageystay xildhibaanada qaarkood oo ka qeybgalay kulamo dalalka Carabta ay yeelanayeen .

Waxaa wufuudaas ka mid ahaa Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa waxa uu halkas ka soo jeediyey warbixin ku aadan safarkoodii iyo waxyaabahii u qabsoomay.
Kulamadii xildhibaanada Carabta ay ku yesheen Gaza ayuu sheegay in la soo sameeyay qiimayn ku aadan duqaymihii iyo dagaaladii ay ira’il ku qaaday falastiin isagoo dalxa warbixin aad u murugo badna ka soo jeediyay dhibaatada shacabka falastiin ay kala lumaan Yahuuda oo kaashanaya dalal islaamka neceb.
Wafdigii wadamada carabta ka socoday waxay indhahooda ku soo arkeen arimo murugo leh waxayna la soo kulmeen xaalado ilin xanbaarsan iyaga oo safar dhinaca hawada safarkooda ku marayay i weyna loo adkeeynayay amaanka wafdiga” waxay ka mid ahayeen hadaladii dalxa
Si aad uga bogato hadalka iyo warbixinta dalxa
Dhagayso.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.