Soodhowayntii Amin Arts iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK +(Daawo)

London-(Rajonews) waxaa Soo dhoweeyn Heer keedu Sarreeyo loogu Sameeyay Magaalada London Farshaxanka Weeyn ee Soomaaliyeed Amiin Caamir (Amin Arts) oo Safar kusoo gaaray Magaalada London iyadoona soo dhoweeynta Amin Arts ay ka qeeyb qaateen Masuuliyiin kasocotay Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK, Fannaaniin , Abwaano, Saxafiyiin iyo Masuuliyiin kaleba.

 

Hadda Sida London loogu soodhoweeyay Farshaxanka Weeyn ee Amin Arts halkan ka Daawo.

rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.