Fannaanad Soomaaliyeed oo Hees u qaaday Bisad, waa Fannaanadee? +(Daawo)
London-(Rajonews) Fananada Shamso Food ayaa waxay dhowaan soosaartay Hees loogu magacdaray Werraanwerryo(Kato),iyadoona Heestani ay Fannaanadu u qaaday Bisad(Mukulaal).
waa markii ugu horeeysay ee Fannaan Soomaaliyeed ay Bisad Hees u qaado,iyadoona Soomaalidu ay aheeyd uun kuwo Geela,Fardaha iyo Dhulka Quruxda badan ee Eebe ku Maneeystay ku Saleeya Heesahooda.
waxaanse Shaki ku jirin haddii Maanta Fannaanada Shamso Foot ay Bisad u Heestay in Berina ”Ey” Fannaan kale Hees u sooqaadi doono iyadoona tani ay Tusaale u tahay Tayo la,aanta Fanka Qurbaha oo isagu sannadadan danbe ahaa Su,aal iyo Jawaab uun, Mantana ay ku dareen Bisado loo Heeso….waxa Xigaayi waa Ey-gaa uun.
Haddaba Halkan Hoose ka Daawo Heesta ay Fannaanadu u Qaaday Bisada:
rajonews3@gmail.com



