Barnaamij gaar ah xaalada somalida Islii + Daawo

Barnaamijka dareenka shacabka oo todobaadkan qaadaa dhigay waxyeelada Qabyaalada..

Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa Hctv ayaa todobaadkan waxa uu falkanqeyn ku sameeyey waxyeelada ay leedahay Qabyaaladu taasoo saameyn weyn ku yeelatey umada soomaaliyeed meel kastooy dunida guudkeeda ka joogto.

Barnaamijkan waxaa ka qayb qaatay afhayeenka ururka dhalinyarada ah ee u istaagey la dagaalanka qabyaalada,sidoo kale waxaa ka qayb qaatey barnaamijkan xubin ka mid ah dadka soomaalidu ay ku dulmido qabyaalada ama ku takoorto.

Barnaamijkii oo faahfaahsana hoostan ka dheeho.

http://youtu.be/HbCmSHZh1aI

Todobaadkii kasii horeeyana waxaa lagu falanqeeyey barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga xaaladii ugu dambeysey ee ay ku sugnayd somalida ku nool dalka Kenya.

http://youtu.be/POYX4ayiBkw

 

By-Durta

Em-durta21@hotmail.com

London/Uk.

Rajonews3@gmail.com

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.