Waasidee Shukaansiga Gabadha Wadaada ah? Talooyin lagu Siinayo+(Daawo)

Shukaansi-(Rajonews) haddii aad Damacdo in aad Shukaansato la Haasaawdo Gabar Wadaad ah,waxaa Jira Qaabab ka duwan sida Gabadha aan Wadaada aheeyn loola haasaawo,kana sahlan,iyadoo Dhoowr Shardi inaad latimaado uun lagaa doonayo si aad ku hanato Gabadhaa Wadaada ah.

haddaba waxaa Talo kusiinaya Wiilwaal oo ah Nin Khibrad fiican u leh Shukaansiga Gabdhaha Wadaada ah,iyadoona Talooyinka Wiilwaal bixinayo ay kamidyihiin in aad Garweeyn la baxdo,inaad Magac Carbeed labaxdo sida Abuu Cudayba, waa inaad Salaada Marqaati u heeysataa inaad Tahay Nin Tukada,iyo Talooyinkale oo uu bixinayo Wiilwaal.

Waxa kale oo uu Wiilwaal kuu sheegaya Qababka aad ula hadleeyso Gabadha Wadaada ah marka ay kaa Aqbasho inaad wadda hadashaan,iyadoona lagaaga baahanyahay inaad marka hore gabadha kala hadasho oo aad uga sheekeeyso Cadaabta iyo Ciqaabta Eebe taasoo ah Qodobka koowaad ee aad kala hadleeyso, marka labbaad waa inaad uga sheekeeysaa Faa,iidooyinka Guurka,iyadoona ay muhiimtahay inaadan Gabadha Wadaada ah Haasawaheeda ku dheeraan oo aad Labbadaa Qodob markaad kala hadasho kadib lagaa doonayo inaad soo gabogabeeyso Shukaansiga Gabadha Wadaada ah.

Haddaba Halkan Hoose ka Daawo Talooyinka uu Bixinayo Wiilwaal.

rajonews3@gmail.com

One comment on “Waasidee Shukaansiga Gabadha Wadaada ah? Talooyin lagu Siinayo+(Daawo)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.