Aqoonyahan faaqidaya Doorashooyinkii somaliland (Dood HCTV)

UK-(Rajonews) Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga oo qaadaadhigay doorashooyinkii golaha deegaanka ee Soomaaliland…

Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa HCTV oo qaadaadhigay waxyaabihii ugu dambeeyey ololahii doorashooyinka golaha deegaanka iyo xisbiyada soo baxi doona ee Somaliland.

Barnaamijka oo dood isweydaarsi u furey siyaasi madax banaan iyo xubno taageerayaal oo ka mid ah xisbiyada ama ururada soomaaliland ee tartanku dhexyaaley qaar ka mid ah.

Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga waxii talo bixin iyo aragti ah kala soo xiriir-emĀ dareenkashacabka@hctv.tv

Barnaamijkii oo dhamaystiran hoos ka dheeho.

http://youtu.be/9FuJs-Famos

By-durta

Em-durta21@hotmail.com

London/Uk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.