Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Frank Lampard ayaa sheegay inaysan jirin

 

34 jirkaan ayaa qandaraaskiisa haatan uu dhacayaa xagaaga soo socda, waxaana uu fasaxan yahay inuu heshiis hordhac ah la galo koox ajnabi ah bisha Janaayo.

“Labadii isbuuc ee u danbeysay kama aanan wada hadal wax heshiis cusub ah” ayuu Lampard yiri ka dib labadii gool ee dhaliyay ee Chelsea u sahlay inay 2-1 kaga badiyaan Everton.

“Xilligan la joogo wax laga yiri qandaraaskeyga ma jiraan, waxaana uu qandaraaskeyga dhacayaa xagaaga.”

Labadii gool ee uu ku dhaliyay Goodison Park ayaa ka dhigeysa in Lampard uu hal gool kaliya u jiro inuu barbareeyo ninka labaad ee ugu goolasha badan abid taariikhda Chelsea Kerry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.