Sky Sports ilo ay soo xiganeyso ayaa ogaaday in wakiilada weeraryahanka Newcastle Demba Ba

 

Ba ayaa 7 milyan ginni lagu burburin karaa qandaraaskiisa taasoo noqon doonta mid shaqeyneysa marka bisha Janaayo uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Weeraryahanka ayaa xilli ciyaareedkan soo bandhigay qaab ciyaareed qatar ah, isagoo durbaba dhaliyay 13 gool xilli ciyaareedkan.

Waxaana jira kooxo badan oo lala xiriirinayo inuu u dhaqaaqayo oo ay ku jiraan Arsenal, Tottenham, QPR iyo kooxda Faransiiska ee Paris Saint-Germain.

Haatan Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay hogaanka u heyso u dhaqaaqistiisa ka dib markii ilo ay soo xiganeyso TV-ga Sky Sports ay xaqiijiyeen inay jiro wadahadalo dhexmaraya wakiilada Demba Ba iyo kooxda European Champions

rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.