Dhageyso:Xildhibaan Maxamed Amiin”Miisaaniyada xukuumadda ayeey qeyb ka tahay howlaha caafimaadka ee Isbitaalka Beladweyne”

Muqdisho(Rajonews)Iyadoo saaka Isbitaalka guud ee Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan gabi ahaanba ay joojisay shaqadii ay ka waday Gobalkaasi ayaa XIldhibano Maxamed Amiin oo ka tirsan xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu ka hadlay qorshaha isbitaalkaasi.

Wuxu shegay in bukaano badan ay hada jiifan isbitaalka islamarkaana hadii ay joojisay shaqada MSF Dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay wax ka qabato.

Xildhibaan Maxamed Amiin oo kamid ah Xildhibaanada kasoo jeeda Gobalka Hiiraan ayaa sidoo kale sheegay in qeyb kamid ah ay qeyb ka tahay Miisaaniyada Xukumadda gaar ahaan Wasaarada adeega Bulshada in qeyb kamid ah lagu kaabo adeegyada caafimaad isbitaalka Gobalka Hiiraan.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA XILDHIBAAN MAXAMED AMIIN

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.