Haddii ay Xaaskaagu isku Durto Cirbad ay Dhalmada uga hortageeyso maxaa Xala?!+(Daawo Jawaab Diini ah)

Diin-(Rajonews) waxaa Jira Dawooyin ay Dumarku Isticmaalaan si ay uga hortagaan Dhalmada ama in ay Uur Qaadaan,Arintan oo ah mid Sannadadii Danbe ay Dumarka Soomaalidu aad u isticmaalayeen.

Su,aal ku Saabsaneyd Arintan oo laweeydiiyay Sh.maxamed Dirir,ayaa wuxuu sheegay in wixii Dani keento, ama Arin Caafimaad ah ay banaantahay loona Ogol yahay in ay Gabadhu Sameeyso haddii ay Xaaskeeda Ogolaansho ka heeysato.

Sh.maxamed Dirir ayaa Sidookale Sheegay in ay tahay Arin laga Fiicanyahay,balse wax waliba Shardi uga dhigay uun in labbada Qofood ee isqaba ay iskaga raaliyihiin in ay Arintani tahay Muddo kooban.
Haddaba Qeeybta Hoose ka Daawo Sh.Dirir oo Jawaab ka bixinaya Arintan.

rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.