Mucjiso-Naag isu bedeshay Nin kadib Qaliin lagu Sameeyay!!!+(Daawo)

Sanca-(Rajonews) waxaa Magaalada Sanca ee Dalka yemen ka dhacday Arin Mucjiso ah oo ka yaabisay Dad badan kadib markii Gabar Qalliin lagu sameeyay ay isu bedeshay Nin.

Nabiilah oo aheeyd Xaaska Axmed ayaa Mudo Xanuun hayay kadib,Axmed wuxuu geeyay Cisbitaal iyadoona kadib Qaliin lagu Sameeyay ay Dhaqaatiirtii u Sheegeen in Xaaskiisii Nabiila ay isu bedeshay Nin, Maanta wixii ka danbeeyana ay Qaadaneeyso Magaca Nabiil.

Axmed ayeey Arintani layaab ku noqotay Maadaama Nabiila ay Xaaskiisa aheeyd Mudo Labbo Sanno ah,Maantana ay noqotay Nin, Dhaqaatiirta Qaliinka Sameeynayay ayeey sidookale Arintani layaab iyo Fajaciso ku noqotay Maadaama aysan Arintan oo kale aysan horay ula kulmin.

Haddaba Qeeybta Hoose ka Daawo Muuqaal kaa yaabi doona oo ka Saabsan Nabiilah.

rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.