Dhagayso: Maxaa Kismaayo ka dhacay Sanadkii la soo dhaafay ee 2012ka

Dhagayso-(Rajonews) Sanadkii Tagay Jubbada Hoose waxaa ka dhacay isbadalo kala duwan oo xanbaarsanaa dagaalo iyo daganaansho mararka qaar cabsi ku dheehnayd waxaana sidookale ka jiray duulaamo ay isku hayaan dhinacyo dano kalahaa gacna ku haynta Kismaayo

Waxaa mudo ku suganaa oo maamulayay Al-shabaab dhibna shacabka ku ahayay balse dhanka amaanku uu ahaa mid wanaagsan, waxaa lagu soo qaadya dagaal isbahaysi oo ay Kenya hurmuud u tahay ugu danbayna looga saray waxaana magaalada ka biloowday dilal iyo dhac iyo ciidamo is diidan oo magaalada gudaha u galay.

Arimahaas oo dhan waxaa soo koobaya Wariye Jaamac Ukun oo iminka Khartuum ku sugan

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Rajonews3@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.