Madaxweynaha Dalka oo Safar ugu Baxay Sudan si uu uga Qeeyb galo…

Sudan-(Rajonews) Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa waxay u ambaxeen Dalka Sudan,iyadoona Wafdiga madaxweynaha lagu soodhoweeyay Magaalada Damaaziin oo katirsan Gobolka Blue Nile.

Madaxweyne Xasan Shiekh Maxamuud ayaa wuxuu Sudan u tagay in uu ka Qeeyb qaato Dabaal dega Sannad 57-aad ee Xornimada Dalka Sudan oo ku beegan Maanta oo ay Bishu Tahay Koow-da Janaayo,isagoona Madaxweynuhu sidookale Kulamo la Qaadan Doona Madaxweynaha Dalka Sudan Xasan Al-bashiir.

Wafdiga Madaxdweynaha ayaan la Ogeeyn kadib Booqashada Dalka Sudan in ay Dalka dib ugu soolaabanayaan in ay Safaro kale usii Gudbayaan,balse waa markii ugu Horeeysay ee Madaxweyne Xasan Shiekh Maxamuud uu Safar ku tago Dalka Sudan.

rajonews3@gmail.com

Halkan Hoose ka Daawo Safarkii Wasiirka Arimaha Dibadu ku tagtay London.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.