Daawo: Xaflad lagu soo dhaweynayay Sanadka cusub oo Muqdisho ka dhacday
Muqdisho-(Rajonews) Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna sagoontinayay sanadkii hore isla markaana lagu soo dhaweynayay midka cusub ayaa lagu qabtay Tiyaatarka magaalada Muqdisho waxaana ka so qaybgalay madax kala duwan iyo dadweyne aad u faro badan kuwaas indha hooda amaahiyay fanaaninta goobta ka tumayay isla markaana so obandhigay muuqaalo qurux badan.
Daawo oo ka bogo sawirada quruxda badan
Sawiradan waxaa xaquuqdooda iska leh radiyaha Dowlada.
Rajonews3@gmail.com











