Dhagayso: Nabadoon Xaad Kismaayo waxaa qasaya dad ka yimid Kilinka shanaad iyo NFD

Muqdisho-(Rajonews) Odayaasha dhaqanka muqdisho  ayaa ka hadlay xaalada magaalada Muqdisho isla markaana baaq u diray dolwada waxayna si adag dowlada uga codsadeen adkaynta amaanka iyo horumarinta dowladda ugu baaqay in la xoojiyo sugida amaanka gobolka Banaadir iyo in loo istaago horumarinta bulshada.

 

Gudoomiya odayaasha dhaqanka Muqdisho Maxamed Xasan Xaad ayaa muujiyay in loo bahanyahay in dadka loo sameeyo is dhexgal iyo iskaashi iyada oo la isku xirayo xirmooyin xaafadaa si ay isaga kaashadaan wax walba oo dhibaya iyo in ay dowlada kala shaqeyaan amaanka.

 

Waxa uu ka hadlay magaalada Kismaayo oo uu xusay in ay soo martay marxalado kala duwan  isla markaana iminka loo bahanyahay in dadka deegaanku ay aayahooda ka tashadaan dowladuna ay maamusho dhismaha, si looga baxo arimaha soo laalabta ee Kismaayo, waxa uuna xusay in dadka si siman ay wax u qaybsadaan.

 

“Dowladaha shisheeya ma maamulikaraan Jubbooyinka waxana talada iska leh dowlada Soomaaliya iyo dadka dagan” ayuu yiri xaad.

 

Waxa uu xusay in qaska kismaayo ay wadaan dad kayimid Kilinka shanaad ee itoobiya iyo NFD isla markaana loo bahanyahay in lagu baraarugsanaado oo ay dhibka joojiyaan isla markaana u daayaan dadka deegaanka in ay aayahooda ka tashadaan.

 

Baarlamanka Soomaaliyeed ayuu amaan u soo jeediyay isaga o ku tilmaamay baarlamankii ugu Hufnaa oo dalka Soo mara mudooyinkii la soo dhaafay.

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

Rajonews3@gmail.com

11 comments on “Dhagayso: Nabadoon Xaad Kismaayo waxaa qasaya dad ka yimid Kilinka shanaad iyo NFD

  1. Ladies and Gentlemen, Somalia is yet to be out of the woods of chaos and clan witch hunt, going by the comment of the supposedly leader of Mogadishu’s traditional elders. Trying to point fingers on people of NFD and Ethiopia’s region on matters Kismayu clearly indicate that you people never wanted Juba and Gedo to peaceful and now that. the root cause is getting treated, their is a lot of jitters and frenzy remarks by all and sundry emanating from Mogadishu. Please give the people of Juba a break so that they conclude their state building which is in sny case irreversible!!!!.

  2. a c w w waa nasiib daro nin sheeganaya in uu yahay nabadoon sidaa uhadlo waxaan ku leyahay marka ay muqdisho noqoto magaalo kadhaxayso somaali oo dhan kismaayana markaas ayay soomaali wada yeelanaysaa marka muqdishadada joog kismaayo waxba kaama quseeyaane caqliga aad ku hadlaysana weeye midka ay soomaalidu waligeed ayna kuheshiinayn rag guryihiisi iyo hantidiisi ayaad xoog kuhaysataa kismaayana waad kahadlaysaa waa kuu caqli xumo mana mudned in laguu jawaabo waxaasoo kalana banaan hala soo istaagin kafirso waxa aad kuhadlayso

  3. ASC,Tani waxaa ay ina tusinaysaa in manta in badan oo sheganaysa Nabadoon ayna ahayn waxa ay sheeganayaan ee ay yahiin (NABAD DIID)

    Waxaan rajayn in ay radiyaan dadka uu ka dhashay.

  4. adeer markii aad kililka shanaad waxba ka qaban wayday oo xabashii kugu qasabtay in aad hashees qadato ayaad kusoo bararugtay kismayo iyo kistada,
    waxaan ku leeyahay kismayo waxaa iska leh
    1-hawiye
    2-dir
    3-raxan wayn
    4-jareer
    5-isaaq
    kan lixaad ayaa waxa soop galaya waxyar oo ogadeen cawlyaana

    markaa dadkaga dhinac karaac

    xasan cali

  5. asc waxaan rali galin u dirayaa nabadon xad hadan u soo noqdo dadka wax magaratada ah waxan ognahay dadkina raba inay ka hadlan mamulka kismanyo hoy admeshad qaxootigA Ka aheyd ilaa markii la isabuurey ayad xero qaxooti ku jirtey ee kulabo mashad daba dhilifka ka aheyd horaa siyad bare u yiri meshad dhulbaa iga jira ee dad igama jiro haan warkas xaqiijinay

  6. asc waxaa wax laga xumaadaa in nin nabadoon dhan sheeganaya uu kismaayo yiraahdo umada soomaaliyeed bey ka dhaxeeysaa waxaan u aragnaa ninkaan nin dhul boob ku jiraa inuu yahey kismaayo wax adiga lagaa weydiinaayo ma jiraan qolo kale oo qabsaneysana ha ku fakarin xasan xaad waana qaldan tahey in aad qabiil dhan aad tiraah wey ku soo duuleen kismaayo adigana aad is xijiso kismayo war kismayo wax lagaa weydiin maayo e guryihii aad bililiqada aad ku haysatey baad ku jirtaaye ku ekoow oo xishood

  7. HAWIYE IYO THE TRASH ISAQ ARE THE LOSER SOMALI. DAROOD WILL MOVE FORWARD WE ARE NOT LOOKING BACK,JUST MIND OUR BUSINESS AND PROTECTING OUR BODERS FROM HAWIYE AND OTHER TRASHES LIKE ISAQ. REMEMBER DORAAD IS THE ONLY ONE WITH BRAIN. DON’T MIND THIS MOORYAN CALOOSSHA WEYN OO XARAANTA KU NAXEY. OO CAWAANDIGA AH.

  8. asc walal waxaa iswaydiinle mr xaad oo ahaa afhayenkii beella hawiye wax kagalay kismayo mid kale xaad waa afhayeen hawiye ee ma ahaa afhayen somaliyeed marka ma matali karo somali elders waa nin qabiil ee nin qaran ma aha marka uu leeyahay dowladu gacan adg haku qabato ma waxuu kawadaa madaxwenahaa ah hawiye odagan qabyaladestaha ah mawaxuu moodayaa mesha dameerihii uu xaarka kaguri jiray in bac loodhigayo sida uu dhaqan koodu aha maandhow hawiye maana dirin maanta ka horoow e bal iney halyeey leeyihiin la hubsan doonee xaad xaarweyne kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. waxaan kuu sheegayaa inaan la adeegsan
    magaca dadka bulshada dhexdeeda ku leh
    ixtiraamka maantana ah maytida,
    walaalayaal anigu ka hadli maayo nabadoon
    iyo arimo kale toona laakin waxan si xushmad leh idiinka codsanayaa inaad iska daysaan magaca aabahay xasan yoonis habane alamagan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.