Amina Muuse Weheliye oo Talooyin usoo jeedisay Suxufiyiinta Soomaalida+(Daawo).

London-(Rajonews) digniin culus ay u dirtey weriyayaasha iyo suxufiyiinta ka howlgala warbaahinta Soomaaliyeed iyadoona oo gadigtey inay ka foojignaadaan si xun wax u sheega keeni kara dhibaato baaxad weyn oo qabsato dadka Soomaaliyeed.

Amina Muuse oo ka qeyb galeysay shirkii lagu qabtey dhawaantaan dalka Djibouti ee lagu xusaayey sanadguuradii 40aad ee aasaaskii qoraalka Afka Soomaaliga ayaa hadal ay ka jeedisay goobtaas waxay sheegtay inay jiraan suxufiyiin Soomaaliyeed oo si qaldan u sheega una soo gudbiya wararka ay tabinayaan taas oo ayna mararka qaarkood ay arintaasi keeni karto inay abuurto dhibaato baaxad weyn leh oo saameyn ku yeelata dalka iyo dadka Soomaaliyeed, Amina Muuse oo soo qaadatey tusaalooyin ku saabsan hab dhaqanka qaldan ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ay wararka u soo tabiyaan oo ay ayadu waayo arag u ahayd xilligii ay ku guda jirtey shaqadeeda suxufinimo ayey ku muujisay war xun sheega suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo dhibaatada baaxada weyn leh ee ka dhalan karta arintaas

rajonew3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.