Maamulka Puntland ayaa ka walaacsan qatarta ugu iman karta dagaalyahanada Al-shabaab ee ku qul qulaya Buuraha

 

Garoowe-(Rajonews) Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Axmad Mudan oo shirjaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay inaysan u dulqaadan doonin in shabaab ay Saldhig ka dhigtaan deegaanada Puntland ayna dagaal kala hor imaan doonaan.

“waxay ka soo jabeen dagaalka Koonfurta ee dowlada iyo Amisom ay kula jireen,waxay rabaan in buuraha dhaxasha aynu uleenahay ay galaan,ma ahan buurahaas bahal galeen”Sidaas waxaa yiri Khaliif Axmad Muda.

Ma aqbali doono ayuu yiri Wasiirka shabaab-ka deeganada Puntland gaaraya kuwaas oo horay u shaaciyay inay garab siinayaan ciidamo uu wato wadaad lagu magaacabo Atam.

raonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.