Goormee Kuugu Danbeeysay Heestii waa 15-jir & Prof Dhalxa +(Daawo)

Muqdisho-(Rajonews) Fannaanka Weeyn ee Prof.Maxamed Cumar Dhalxa ayaa wuxuu Muuqaal Cajiib ah u Sameeyay heestiisii Caanka aheeyd ee 15-jir.

Xildhibaan Prof.maxamed cumar Dhalxa oo aan in Mudo ah lagu Arag Fanka ayaa waxuu hadda dib usoo cusbooneeysiiyay heeso kamida heesihii u horay u Qaaday Fannaanku.

 

Haddaba Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Quruxda badan iyo Heestii waa 15-jir.

rajonews3@gmail.com


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.