Nabada Muqdisho & Dabaal Dagii Sannadka Cusub+(Daawo)

Muqdisho-(Rajonews) waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay is bedel dhanka nabad Gelyada ah dhoowr-kii bilood ee ugu danbeeysay,iyadoona Soomaali badan oo Qurbaha in mudo ah ku nooleeyd ay Dib ugu noqdeen ganacsina ay ka furteen Magaalada si ay Qeeyb uga qaataan isbedelada ka jira Magaalada Muqdisho.

waxaa sidookale dhankooda aan ka maqneeyn Fannaaniinta Soomaaliyeed oo iyaguna kamida dadka ay sida gaar ah u saameeyeen Burburadii iyo Colaadihii Sokeeye ee Dalka ka dhacay,iyadoona Fannaaniin badan oo ka tagay Qurbaha ay magaalada Muqdisho ku dhigeen Bandhig Fanneedyo aad u qurux badan oo ay ugu talo galeen Sannad-ka cusub, is dhexgalka bulshada iyo sidii ay Dadka kale ugu dhiiri gelin lahaayeen in ay Dalkooda dib ugu soo laabtaan.

Haddaba Qeeybta Hoose ka Daawo Muuqaalada Sannad-ka Cusub iyo sida looga Dabaal dagay M.Muqdisho.

rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.