Daawo: Amiin Caamir iyo Sawirgacmeedkiisii sanadkan yuu qoorta soo qabtay

Canada-(Rajonews) Amiin Caamir Farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee caankaa ayaa soo bandhigay Sawir gacmeedkisii layaabka badnaa isaga oo si cad u tilmaamay qadiyada soomaalida halka ay taagantahay, waxa uuna Amiin inta badan diirada saaraa waxa ka jira Soomaaliya iyo sidii uu soo bandhigi lahaa sawir ka tarjumaya.

Iminka waxa uu ka hadlay Cadaalada isaga oo ku soo hal qabsaday Gudoomiayaha Maxkmada sare ee dalka, iyo sida uu cadaalada ka yayahay, hadaba waxa uu sawirkan ku sii muujinayaa qaadashada laaluushka iyo isdaba maryaynta.

Su’aasha is weydiinta leh ayaa ah Amiin ma haleelay mise wax kale ayaa jira?

Nala daawo Sawirka

Rajonews3@gmail.com

 

One comment on “Daawo: Amiin Caamir iyo Sawirgacmeedkiisii sanadkan yuu qoorta soo qabtay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.