Daawo: Dood aad u xiiso badan oo ku aadan xaalada Siyaasadeed ee Maamulka Puntland

UK-(Rajonews) Barnaamij xiiso badan oo ku saabsan xaalada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaaa waxaa soo bandhigay TVga HCTV qaybtiisii London, waxaana Barnaamijkan diirada lagu saarayay xaalada siyaasadeed ee puntland oo waayadan ahayd mid aad u kacsan iyo qilaaf ka taagan xilka madaxweynaha oo la kordhistay.

Aqoonyahano iyo siyaasiyiin Reer puntland ah ayaa ka qeyb qaadanaya barnaamijka waxaana sidookale qaybk ah barnaamij laga soo diyaariyay magaalada Nairobi oo arimahaasi ku saabsan.

Rajonews3@gmail.com

 

One comment on “Daawo: Dood aad u xiiso badan oo ku aadan xaalada Siyaasadeed ee Maamulka Puntland

  1. wooooooooooooow wariye durraan martida barnaamijka ee london iyo nairobi dood loo baahnaa baad qabateen-welldone dareenka shacabka iyo siyaasiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.