OGEYSIIS: Xafladda sanadguurada Khaatumo State oo Oslo lagu qabanayo.

Khaatumo-(Rajonews) Maalinta Sabtida waxaa caasimadda Oslo ee dalka Norway lagu xafladda sanadguurada koowaad ee aas-aaska Khaatumo State of Soomaaliya.

Dhamaan jaaliyadda reer Khaatumo iyo soomaalida kaleba waxaa lagu casuumayaa xafladaasi oo ka dhici doonta maalinta Sabtida adresska Oslo Galleri, Bussterminal ee magaalada Oslo.

 

Wixii faah-faahin ah kala xiriir: 969 693 00

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.