Barnaamijka Daldhis & Garoonka Magaalada Caabud-waaq+(Daawo)
C-waaq-(Rajonews) Magaalada Caabudwaaq oo laga furay Garoon Dayuuradeed oo Caalami ah,iyadoona ay dib u furmeen Hoowlihii Garoonka oo ay Maalin waliba kasoo dagaan Dayuurado ka kala yimaada Gobolada Soomaaliya ..
Halkan ka Daawo Garoonka Caabudwaaq.
rajonews3@gmail.com



