Denis Alex Ma Nool-yahay mise Waa Dhintay?(Dhageeyso Falanqeeyn Arinta ku saabsan).

Muqdisho-(Rajonews) Iyadoo Xalay Ciidamo Faransiis ah ay Howlgal ka fuliyeen Magaalada Buulo-mareer ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa kasoo baxaya warar is khilaafsan oo ku saabsan Nolosha Sarkaal Faransiis ah oo ay Gacanta ka hayeen Urur-ka Al-shabaab.

haddaba waxaa jirta in Warar kala duwan ay kasoo baxeen Dowlada Faransiiska oo ay ciidamadeedu Howlgalka fuliyeen, Maamulka Gobolka Shabeelada hoose iyo waliba Kooxda Alshabaab oo iyagu Gacanta ku haya Sarkaalka Denis Alex.

Dowlada france ayaa sheegtay in ay ku guul dareeysteen Howl galkii ay Xalay ku soo furan lahaayeen Denis Alex,iyagoona sheegay in uu Geeriyooday Sarkaalkii ay Soo furan lahaayeen Saraakiil kalena looga dilay Ciidamada Dowlada France.

Urur-ka Alshabaab oo iyaguna Bayaan soosaaray maanta ayaa waxay beeniyeen in uu Geeriyooday Denis Alex,iyagoona Sheegay in uu Noolyahay oo wax soogaaray aysan jirin iyadoona marka howl galku socday lasheegay in Meel gaar ah lageeyay oo aysan wax soogaray Jirin Sarkaalkan Faransiiska ah ee Mudada Dheer u afduub-naa Koox-da Al-shabaab.

 

Haddaba Halkan ka Dhageeyso Falanqeeyn ku Saabsan Arinta.

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.