Yaab Daawo: Masuul Turky ah oo Dil ka bad baaday isaga oo dad u qudbaynaya.
Masuul ka tirsan dowlada Turky ayaa ka bad baaday isku dya dil xili uu ku guda jiray qudbad ama hadal uu dad badna u jeedinayay dalka Bulgaria, waxa uuna nika la dili lahaa madax u ahaa Urur u ololeeya dadka laga tiro badanyahay oo lagu magacaabo (Turkish Minority Party)
Ninka dilka gaysanayay lama cadayn sababta uu u dilayo waxana uu ku fashilmay toogtii uu magaana kadib markii ay u dhici weyday Bastooladii u watay iyo dadka ama ciidanka ilaalada qaaskaa ee goobta oo ku soo xoomay isuguna daray feer iyo jirdil, kadibna waxaa gobta so gaaray Booliska oo xabsiga u taxaabay.
Waxaa toos looga daawanayay dhacdadan naxdinta leh TVyada dalkaasi iyada oo baraha internetkana lagu baahiyay
Daawo



