Daawo Sawirada Magaalada Caabudwaaq oo lagu qabtay Xuska Dhalashada NNNKH

Muqdisho(Rajonews)Magaalda Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud waxaa lagu qabtay isu soo bax ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Culumaa’udiinka Ahlsuna ee Gobalkaasi kaasi oo lagu weynaynaye xuska dhalashada NNNKH kaasi oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin kala duwan iyo dad shacab ah.

Isu soo baxa ayaa waxaa lagu qabtay garoonka Kubadda Cagta ee Roobda’ay halkaasi oo ay saaka isugu yimaadeen boqolaal dadweyne ah kuwaasi oo isugu yimid inay xusaan NNNKH.

Waxaa kasoo qeybgalay qeybaha kala duwna ee Bulshada iyo sidoo kale culumaaa’udiinka Ahlusuna iyadoo gaadiid ay ku xiran yihiin codbaahiyaal ay ka baxayeen qasiidooyinka Nabiga lagu arkaye Magaalaaasi.

Daawo Sawirada

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Rajonews3@

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.