Tacsi loo dirayo Dhamaan Qoys-ka ay Baxday Ayeeyo Caasha Maxamuud Coloow.

Tacsi-(Rajonews) Waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyootayAllaha u naxariistee Ayeeyo Caasha Maxamuud Coloow.
Waxaan uga tacsiyeeynaa dhammaan caruurtii, eheladii, qaraabdii iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxday. Waxaan Alle uga baryeeynaa inuu Janbadii Fardowsa ahyd ka waraabiyo Ehelladii ay ka tagayne uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.
Tacsida waxaa diraya dadkan hoos ku qoran:

Salaado Maxamuud Colow
Amino Maxamuud Colow
Faadumo Khaliif Maxamuud Colow
Asli Khaliif Maxamuud Colow
Wiilo Maxamuud Colow
Dahabo Aadan Cali “Dahabo Kiin”
Cabdiqaadir Maxamuud Colow
Liibaan Cabdiqaadir Maxamuud
Cabdi Mahad Xussen Aadan Cali
Cismaan Gabayrre Faarax
Hodan Cismaan Gabayrre
Maxamed Cismaan Gabayrre
Saciid Cismaan Gabayrre
Cabdi Shakuur Cismaan Gabayrre
Saciid Cismaan Gabayrre
Suldaan Xuseen Aadan Cali
Saciid Cismaan Gabayrre
Warsame Jimcaale Faarax
Batuulo Makaran Xaayow
Hindi Salaad Faqi
Mumino Salaad Faqi

Inaa Lillaahi waa inaa ilayhi raajiuun.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.