Boqor Buur-Madoow oo si kulul uga Jawaabay Hadalka Madaxda Somaliland Dhowan kasoo yeeray+(Dhagayso)

Hargeeysa-(Rajonews) Boqor Cisman Maxamuud Buurmadoow oo kamida Salaadiinta Maamulka Somaliland ayaa wuxuu Eed u jeediyay Dowlada uu madaxweynaha kayahay Axmed Siilaanyo,isagoona Boqor Buurmadoow sheegay in Shacabka Somaliland aysan Metelin Dowlada Siilaanyo.

Boqor Buurmadoow ayaa wuxuu sheegay in Go,itaanka iyo Midnimada Somalinad ay tahay Arin u taala Shacabka Somaliland Shaqsiyaad gaar ahna aysan Go,aan ka gaari karin arintaa Qadiyada Somaliland.

Wuxuu sidookale Sheegay Boqor-ku in Shacabka Somaliland ay tabanayaan Dhibaatooyin horay loogu geeystay,haddana ay diyaar u yihiin in ay Wada hadal lagalaan Walaalahooda kale ee Soomaaliya.

Haddaba Halkan ka Dhagaayso Wareeysiga Boqor Buurmadoow.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

rajonews3@gmail.com

One comment on “Boqor Buur-Madoow oo si kulul uga Jawaabay Hadalka Madaxda Somaliland Dhowan kasoo yeeray+(Dhagayso)

  1. Aad ayaan u slaamayaa boqorka salaan ka bacdi waxaa jirta in colaadii ka soo wareegtay hawd iyo maxamed abokor uuna doonayo in la heshiisiiyo beelaha walaalaha ah ee wada degen bal hadaba maxaa laga damcay hawshan loo soo wareeiyay cayn iyo nugaal iyo muusa abokor iyo ugaadhyahan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.