Daawo Safar-kii Madaxweyne Xasan Sheikh ee Ingiriis-ka .
London-(Rajonews) Madaxweyne Xasan Shiekh Maxamuud oo Maalamahn Safar ku marayay Qaarabada Yurub ayaa wuxuu Dhowaan soo gaaray Magaalada London ee Xarunta Ingiriis-ka.
Madaxweynaha iyoWafdigiisa ayaa waxay Casuumad Rasmiya ka heleen Dowlada Ingiriis-ka,iyadoona Madaxweynuhu uu kulan la qaadan doono Masuuliyiinta Ingiriis-ka,iyadoona kulankani uu hordhac u yahay Kulan Dhowaan Soomaalida loogu qaban doono Magaalada London.
Halkan Ka Daawo Wafdiga Madaxweynaha sida loogu soo dhoweeyay London.
rajonews3@gmail.com



