Qof Naftiisa Dilaya Cid ka Hortagi kartaahi majirto Dhagayso Barnaamij ku Saabsan Nabada M.Muqdisho+Dhagayso

Muqdisho-(Rajonews) Magaalada Muqdisho oo iyadoo Dhoowr-kii Bilood u danbeeysay ay soo Hagaageeysay Xaaladeeda Ammaanka ayaa haddana wali waxaa jira Dhibaatooyin Dhanka Nabad gelyada ah oo ka jira Qeeybo kamida Gobolka Banaadir.

Haddaba Halkan ka Dhagayso Barnaamij-ka lagu Falanqeeynayo Nabad gelyada Gobolka Banaadir,iyadoona ay ka Qeeyb qaadanayaan Barnaamijka Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir Warsame Maxamed Xasan “Warsame Joodax” iyo Masuuliyiin kale.

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.