Daawo Sawirada Suldaan Cabdi Cali Sokor oo lagu aasay Kismaayo
Kismayo-(Rajonews) Suldaanka oo ku geeriyooday kenya ayaa lagu aasay magaalada Kismaayo waxana Suldaanku uu asal ahaan waligii dagana magaalada Dhoobleey oo ay qoysaskiisu daganyihiin Alaha u naxariisto samirna ka siiyo ehelkiisa.


















