Daawo Sawirada: Soomaalida London oo Xaflad weyn ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Somalia

London-(Rajonews) Soomaalida London ayaa si weyn xaflad soo dhaweyn ah ugu sameeyay madaxweynaha dowlada Soomaaliya iyada oo ay isku soo baxeen Soomaali aad u badan kuwaas oo lalminaya calanka Jamhuriyada Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ka warbixiyay ilaa iyo iminka waxa ay dowladiisu qabatay gaar ahaan soo celinta xariirka Caalamigaa ee Aduunka waxa uuna muujiyay rajo wanaag ku aadan in Soomaaliya ay ku soo laabato saaxada aduunka si loo helo nidaam caalami ah.

Waxana madaxweynaha ku wehliyay xaflada wasiirka arimaha dibada ee dowlada Somalia Fowziya Xaji iyo xubno kale


 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.