Daawo: Xildhibaan Yusuf Xasan oo Muuqaal layaab leh isaga oo leh isu soo tagay Doorashada

Nairobi-(Rajonews) Xildhibaan Yusuf Xasan oo ah xildhibaanka laga soo doorto Kamakunji ayaa waxa uu isbitaalka uga soo baxay sidii uu bilaabi lahaa ololehiisa doorasho oo iminka meelihii ugu xasaasi sanaa maraya.

Waxa uu ka soo dagayaa gaariga isaga oo ay caawinayaan xubno taageerayaal iyo ehelada kamid ah waxana lagu riixayay gaariga dadka dhaawacyada qaba lagu fariisiyo, waxana loo sii galbiyay goobta uu ku saxiixayo warqada doorashada.

Waxa xildhibaanka u soo baxay taageerayaal aad u badan oo ku labisan dharka ololaha doorashada waxaana uu si cad u muujiyay in dhaawiciisa uusan ka hakin doonin doorashada uuna haysto caafimaad ku filan , waxa uu gidbiyay waraaqaha cadaynta in uu u taganyahay doorashada xubinimada Baarlamanka gaar ahaan Kamakunji.

Daawo Muuqaalkaas oo dhamaystiran

Rajonews3@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.