Faysal Cali Waraabe Labbada Gobol ee faroole Tunka ku Sito Soomaaliya ayeey kamidtahay+(Daawo Jawaabta Faysal C.Waraabe ka bixiyay Midnimada Somaliland & Puntland)

Hargaysa-(Rajonews) Iyadoo dhowaan Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland uu sheegay in ay doonayaan in ay wada hadal lagalaan walaalahooda Somaliland,isagoona dhankale Madaxweyne Faroole sheegay in ay suurta gal tahayba in ay isla go,aan haddii ay wadahadlaan.

Ayaa dhanka Somaliland waxaa Arinta Jawaab ka bixiyay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Faysal Cali Waraabe,isagoo sheegay in Somaliland iyo Soomaaliya ay kala yihiin Labba dal,Puntland ay kamidtahay Dalka Soomaaliya.

Faysal ayaa wuxuu sheey in Faroole ay Arin u taal isaga tahay haddii uu Soomaaliya ka go,ayo iyo haddii uu lamidoobayo balse Somaliland aysan dooneeyn in ay Xaduuda Soomaaliya fara-geliso,ayna igayu yihiin dad ka madax bannaan Soomaaliya inteeda kale.

Cabdi-raxmaan Faroole waxaan leeyahay Dalku mid qurra ayuu ahaa ee waxba ha galgalanin,Labbadan Gobol ee Odaygu Tunka ku sito Soomaaliya ayey kamid tahay …..ayuu yiri Guddoomiye Faysal maruu ka hadlayay Haddalka faroole ee ah in ay Somaliland la midoobayaan.

Halkan ka Daawo Jawaabta Faysal Cali Waraabe ee Isla go,itaanka Somaliland & Puntland

rajonews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.