Arin Mucjiso ah oo Qabsatay Gabdho Doonayay in ay Gubbaan Xijaab+(Daawo)

Mucjiso-(Rajonews) waxaa Arin Mucjiso ah Qabsatay Gabdho Doonayay in Xijaabka oo kamida Astaanta lagu Yaqaano haweenka Muslimiinta ah in ay gubaan oo ay Dab Qabadsiiyaan.

Gabdhahan Doonayay in ay Xijaabka Gubbaan ayaa waxaa dhacday in markii ay Dabka Qabadsiiyaan ay Maraddii Holceeysay Qabsatay,iyadoona Gabadhi Halkaa ku Gubatay,halka markii hore aysan Qorshaha kuba darsan dhibaatada baahsan ee Dabkan kasoo gaartay.

 

Haddaba Halkan ka Daawo Mucjisada ku dhacday Gabdhahan.

ranojews3@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.